All Courses

Dhammaan Xirfadaha Hal Enrollment. 5 Professional Courses. Af-Soomaali.

Forex Basic, ICT Self-study, ICT Mentorship, trading psychology, iyo risk management — dooro dariiqaaga. 156+ HD lessons, real-world projects, lifetime access.

0

Pro Courses

0

Video Lessons

0

Active Students

4.8

Avg Rating ⭐

Featured AdkowFx thumbnail
01
All Levels Ugu Caansan 10h 60 lessons

Adobe Forex Basic Masterclass

Baro aasaaska forex-ka: pairs, candlesticks, support/resistance, risk-reward, iyo sida chart-ka loo akhriyo Af-Soomaali.

Included in program
$7 $30 4.9
Featured AdkowFx thumbnail
02
All Levels Cusub 71 lessons

Adobe ICT Self-study Masterclass

ICT Self-study wuxuu ku barayaa market structure, liquidity, order blocks, fair value gaps, iyo entry setup-yada muhiimka ah.

Included in program
$13 $39
Featured AdkowFx thumbnail
03
Intermediate 20 lessons Trading

ICT Mentorship Masterclass

ICT Mentorship waa hagitaan qoto dheer oo la socda plan, feedback, iyo habka saxda ah ee trade idea loo dhiso.

Included in program
$7 $20
Featured AdkowFx thumbnail
04
All Levels Fudud 15 lessons Forex

Trading Psychology Forex

Trading Psychology course-kan wuxuu xoogga saarayaa sabirka, discipline-ka, journaling, iyo xakameynta dareenka marka suuqu socdo.

Included in program
$5 $30
Featured AdkowFx thumbnail
05
All Levels Fudud 5h 25 lessons

Risk Management Masterclass

Risk Management course-kan wuxuu ku barayaa lot size, stop loss, drawdown control, iyo sida account-ka loo ilaaliyo.

Included in program
$7 $30
Special Offer

Dhammaan 5 Courses — Qiimo Yaraan

$5 ilaa $13 oo keliya per course. Lifetime access, WhatsApp support, iyo real-world projects. Ma jirto subscription.

156+ HD Lessons
Lifetime Access
Af-Soomaali
EVC & Zaad
Industry Tools

Qalabka Professional-ka

Platforms-ka iyo market tools-ka ugu badan ee trader-adu adeegsadaan si ay u falanqeeyaan una maareeyaan trades-kooda.

TradingView TradingView
MT5
MetaTrader 5
FF
Forex Factory
MYFX
Myfxbook
INV
Investing.com
Recommended Path

Wadada Ugu Fiican ee Barashada

Haddii aadan garanayn halkee ka bilowdo, raac wadadan — bilowga ilaa professional-ka.

1

Bilowga — Editing

Trading Psychology ama Forex Basic ku bilow. Aasaaska forex-ka baro.

Trading Psychology $5 Premiere $7
2

Dhexe — Design

ICT Mentorship iyo Risk Management ku baro risk control iyo account protection.

ICT Mentorship $7 Risk Management $7
3

Sare — Motion & Career

ICT Self-study ku baro ICT setup-yada oo market-ka kula shaqee.

ICT Self-study $13
Success Stories

Maxay Ardaydu Yiraahdaan

Ogaaw sida barnaamijku u bedelay xirfadaha ardaydeena.

4.8/5 Rating
100+ Students Enrolled
95% Completion Rate

"Forex Basic course-kiisa waa mid aad u fiican. Af-Soomaali oo si fudud loo sharaxay. 2 toddobaad gudahood ayaan chart reading si fiican u bilaabay!"

A

Ahmed M.

Forex Basic Student

Forex

"ICT Self-study course-kiisa waa game-changer. ICT setups aanan filaneyn ayaan hadda si fiican u fahmaa. Lacagtu waa $13 oo keliya!"

F

Faadumo H.

ICT Self-study Student

ICT Strategy

"Risk Management iyo ICT Mentorship labadaba waan ku bartay. Hadda freelance ayaan ka shaqeeyaa social media design. Qiimaha waa mid aad u jaban!"

M

Mohamed K.

Trading Student

Design

"WhatsApp support-kooda waa mid aad u fiican. Su'aal kasta oo aan waydiiyay, 30 daqiiqo gudahood ayaa la ii jawaabay. Macallinka waa qof aad u sahal!"

H

Hamdi A.

Trading Psychology Student

Trading Psychology

"ICT Mentorship course-ka wuxuu ii furay albaabka freelancing. Hadda logo design iyo social media posts ayaan u sameyaa clients. Waad mahadsan tahay AdkowFx!"

N

Nasra I.

ICT Mentorship Student

ICT Mentorship

"Waxaan ku bilaabay aqoon la'aan. 3 bilood ka dib, YouTube channel ayaan furay oo content professional ah ayaan sameeyaa. Best investment ever!"

Y

Yusuf O.

Content Creator

YouTube
FAQ

Su'aalaha Badanaa La Weydiiyo

Haddii aad qabto su'aal aan halkan ku jirin, WhatsApp nagala soo xiriir.

Register samee, course-ka dooro, lacag yar bixin, oo isla markiiba bilaaw. WhatsApp nagala soo xiriir haddii caawimo u baahantahay.
Dhammaan course-yada waxaa lagu dhigaa Af-Soomaali si aad si fudud u fahanto. Qaar kamid ah software-ka magacyadooda waxay ku yaalaan Ingiriisi.
Course-yadayadu waxay ka bilaabmaan $5 oo keliya! Forex Basic: $7, ICT Self-study: $13, ICT Mentorship: $7, Trading Psychology: $5, Risk Management: $7.
Maya! Course-yadayadu waxay u diyaarsan yihiin qof kasta — bilowga ilaa heerka sare. Bilowga ayaanu kaa bilaawaynaa.
Lifetime access! Marka aad iibsato, weligaa ayaad heli kartaa. Update cusub oo lagu daro ayaad sidoo kale heli doontaa.
EVC Plus, Zaad, iyo habab kale. WhatsApp nagala soo xiriir: +252 63 8496882

Account ma lihid?

No Registration Needed!

Just pick a course and enroll.

Your account is automatically created when you complete your purchase.

Account horay u leedahay?